QanciyeTvApp

Qanciye TV App

Hooyga Aflaanta Soomaalida

  • Requirements Android +4.2
  • Category Channels TV, Ciyaaraha, Aflaanta, Musalsalada
  • Size 20 MB
  • Version Qanciye TV V4
  • For Smart TV Qanciye TV Smart
  • Contact [email protected]
  • APP Rating 4.9/5
  • QanciyeTvApp QanciyeTvApp
Aucun article
Aucun article

Qanciye Screenshots

beIN SPORTS Channels MOVIES PAGE
beIN SPORTS Channels SERIES PAGE
Packages Channels SERIES PAGE
Packages Channels LIVE PAGE
  • Waa Maxey QANCIYE?
    QANCIYE waxaad ka daawan kartaa Aflaamnta Hindiga, Mareykanka, Musalsalada iyo Filimada Kartoonka. Intaas waxaa sii dheer Live Channels-ka & Ciyaaraha (Sports)
  • Dhalada Smart TV malagu isticmaali karaa?
    Haa waa lagu isticmaali karaa, laakin waxey ku xiran tahay hadba dhalada aad heysato. QANCIYE wuxuu ku shaqeeyaa Systemka Android, Tv-yada android ka ah sida Sony Philips Panasonic Samsung & LG maku shaqeynayo wali diyaar ma aha, Macaamiisha heysto Samsung ama LG waxay isticmaali karaan Rasiifaar ama box-keena ama MI-TV
  • Sidee ku bixin karaa Lacagta?
    Waxaad ku bixin kartaa EVC, MPESA, PAYPAL wixi dheeri ah la xiriir WHATSAPP +252611119150